
Waa maxay Naas-nuujin (breastfeeding )
Naas-nuujin waa hab dabiici ah oo hooyadu ilmaheeda ugu quudiso caanaha naasaha ka soo baxa kadib markay dhasho. Tani waa mid ka mid ah waxyaabaha aadka muhiimka u ah caafimaadka, koritaanka, iyo badbaadada ilmuhu intii uu ku jiro bilowga noloshiisa.…





